Diyaarad ku burburtay garoonka Ceel-Barde

CEEL-BARDE — Hal qof ayaa ku dhintay mid kalena wuu ku dhaawacmay diyaarad mucaawino siday oo ku burburtay garoonka diyaaradaha degmada Ceel Barde ee gobolka Bakool.

Howlgalka QM ee Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in diyaaraddaas ay u kireysneyd.

Faah-faahinta warkan waxaa Baydhabo ka soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

.

.