Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo eedeymo u gudbiyay qaar ka mida ah saraakiisha Wasaarada Maaliyadda.

Muqdisho | May 22, 2023 – Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Warsaxaafadeed kasoo baxay waxaa lagu sheegay in lasoo xiray saraakiil ka tirsan wasaaradda Maaliyadda, kuwaas oo ku eedeysan xatooyo xoolo dadweyne, arrintaan ayaa waxaa ay qeyb ka tahay la dagaalanka waxyaabaha loogu yeero Musuqmaasuqa oo dowladdu ku dhawaqday.

__________________________________________________________________________

Qaranimo Online