Wariye Jamaal cusmaan oo Shaaciyay in Muqdisho laga Masaafuriyay saacado kadib

 Talaado: December 20, 2022

Weriyaha caanka ah ee Chanel 4 Jamaal Muxumed oo nabad ku tagay xaruntiisa Landon ,ayaa boggiisa Facebook ku qoray in laga tarxiilay Muqdisho ,loona diiday in uu gudaha u galo caasimadda.

Dowladda Madaxweyne Xasan Sheikh oo hadda muddo yar jirta ayaa noqotay dowladdii ugu horeysay oo muwaadin Soomaaliyeed ah u tarxiisha Landon.

Keliya Bishan, hay’addaha waaweyn ee u dooda xuquuqda Aadanaha iyo saxaafadda ayaa soo bandhigay walaac weyn oo ay ka qabaan caburinta dowladda madaxweyne Hassan Sheikh ay ku heyso xorriyadda saxaafadda Soomaaliya

Office Nairobi Kenya