Dhaawaca Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Axmed Doodishe oo ku dhaawacmay weerarka lagu qaaday hotel Villa Rosa oo xaaladiisa soo hagaagayso.

Isniin: NOVEMBER 28, 2022

Warar kala duwan ayaa ka soo baxa qaraxyadii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan aagga godka Jilicow oo u dhow madaxtooyada Soomaaliya.

Ugu horeyn qarax weyn loo maleynayo is-miidaamin ayaa dhacay, kadibna waxaa xigay qaraxyo kale iyo rasaas toos ah.

Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Axmed Doodishe ayaa ku dhaawacmay weerarka lagu qaaday hotel Villa Rosa oo u dhow Villa Somalia

disho.

Office Nairobi Kenya