Soomaaliya oo si rasmi ah u saxiixay sharciga caalamiga ah ee ka dhanka ah isticmaalka iyo adeegsiga walxaha qarxa

Axad:NOVEMBER 20, 2022

Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay dalalka saxiixay sharciga caalamiga ah ee ka dhanka ah isticmaalka iyo adeegsiga walxaha qarxa ee meelaha ay dadku ku badan yihiin.

Wasiirka arrimaha dibadda dowladda federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Huruse ayaa shalay qalinka ku duugay heshiiskan oo ka dhacay magaalada Dublin ee dalka Ireland.

Office Nairoibi Kenya