Abwaan Guure oo loo magacaabay Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka

Talaado: NOVEMBER 1, 2022

Wasiirka Warfaafinta Xukumadda Federaalka Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac ayaa u magacaabay maareeyaha golaha Murtida iyo wacyiigalinta Qaranka Abwaan Cusmaan Cabdullaahi Guurre.

Wareegto ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta ayaa xil looga qaaday maareeyihii hore Golaha murtida iyo Wacyigelinta Qaranka Cabdulqaadir Cabdi Shube.

Wasiirka ayaa maareeyaha cusub kula dardaarmay in uu dardar galiyo howlaha Golaha murtida iyo Wacyigelinta Qaranka.

Office Nairobi Kenya