Shaqaalaha oo isugu uruuray afaafka hore ee qasriga Buckingham

Isniin: SEPTEMBER 19, 2022

Shaqaalaha qasriga Buckingham ayaa isugu uruuray afaafka hore ee dhismaha boqorad Elizabeth II xilli naxashka la marsiinayo xarunta Queen Victoria Memorial.

Taalladan oo dheereerkeedu yahay 25 miitar-waxaa la dhisay sanadkii 1901 si loogu maamuso qoyska boqorad Elizabeth.

Office Nairobi Kenya