Naxashka Boqorad Eliozabeth II oo la soo gaarsiiyay qasriga Windsor.

Isniin: SEPTEMBER 19, 2022

Iyadoo ay weli socdaan howlaha aaska Boqoradda, naxashka uu ku jiro meydkeeda ayaa la geeyay kaniisadda Sain George’s Chapel ee qasriga Windsor ee magaalada London.

Kaniisaddaasi ayaa sidookale lagu qabtay arooskii Boqor Harry iyo xaaskiisa Meghan, sanadkii 2018-kii.

Sanadkii 2019-kii, waxaa sidookale kaniisadda lagu qabtay munaasabaddii aaska Amiirkii Edinbrugh.

Boqorad Elizabeth ayaa geeriyootay horaantii Bishan.

Office Nairobi Kenya