Khasaare ka dhashay hoobiyeyaal lagu garaacay magaalada Muqdisho

Sabti: AUGUST 20, 2022

Xaafadda Xamar Jajab, ee magaalada Muqdisho, ayaa waxaa lagu garaacay hoobiyeyaal.

Waxaa ku dhaawacmay 19 qof, sida uu BBC-da u xaqiijiyey Mucaawiye Muudeey, oo guddoomiyaha degmadan.

Dhaawacyada ayaa loo kala qaadey isbitaalada magaalada Muqdisho.

Office Nairobi Kenya