Guddomiye Aadan Madoobe oo aqbalay cudur daar uga yimid Xildhibaan Odowaa

Arbaco:AUGUST 10, 2022

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa ka aqbalay cudur daarki uu soo gudbiyey Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) Isla markaana ku bedddalay Xildhibaan Maxamuud Cabdullahi Axmed (Abuukaato).

Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa ayaa ka cudur daartay kamid noqshada guddi baaritaan ku soo sameeya fowda sabtidii ka dhacday Golaha Shacabka, xilliga ay socotay ansixinta Xukumadda.

Office Nairobi Kenya