Galmudug oo sharuudo hordhigtay musharixiinta u tartamaysa golaha deegaanka Cadaado

Arbaco: AUGUST 3, 2022

Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, waxaa ka socoto diiwaangelinta Musharrixiinta Golaha deegaanka ee degmadaas.

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Dowlad Goboleedka Galmudug, ayaa soo saartay maanta shuruudaha looga baahan yahah musharixiinta u taagan kamid noqoshada golaha deegaanka ee degmada Cadaado.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka kasoo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha Galmudug.

Office Nairobi Kenya