Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Qaabilay Safiirka UK Ee Soomaaliya

Axad: July 17, 2022

 Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda UK ee Soomaaliya, Kate Foster oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Safiirka ayaa isla soo qaaday dardar-galinta barnaamijyadda horumarineed ee dowladda Britain ka tageerto Soomaaliya ee leh dhinacyada kala duwan sida gargaarka iyo amniga.

Dowladda Britain ayaa kamid ah dowladdaha soomaaliya caawiya kana taageera dagaalka ka  dhanka ah Argagixisada Al-Shabaab.

Office Nairobi kenya

https://www.facebook.com/plugins/video.php?height=314&href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F5669421953069462%2F&show_text=false&width=560&t=0