Dowladda Shiinaha oo W/warfaafinta ka taageeridoonta mashaariic dhowr ah

Khamiis: July 14, 2022

Dowladda Shiinaha ayaa wasaaradda warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka taageeridoonta mashaariic dayactir loogu sameendoono Radio Muqdisho iyo qalabeenta tiyaatarka Qaranka.

Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Federaaalka Soomaaliya Cusman Abokar Dubbe ayaa ugu horeen soo dhaweeyay safiirka dowladda Jiinaha u fadhiya Soomaaliya wuxuuna uga mahadceliyay garab istaaga dowladda Jiinaha ay wasaaradda warfaafinta u sameysay.

Office Nairobi Kenya