Ciidamada NISA oo Howlgal Culus ka sameeyay Muqdisho

Talaado: July 12, 2022

Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgalo qorsheysan ka fuliyay meelo kala durugsan oo Caasimadda ah, kuwaas oo lahaa bartilmaameedyo cayiman oo indhaha lagu hayay.

Feejignaantu way saraysay, waxayna aad uga taxadarayeen Saraakiisha iyo Ciidamada la socda in wax fashil ah uusan ku iman howlgalka oo goobaha bartilmaameedku yahay ay mudaba dabagal ku hayay Ciidamada aan muuqan ee Sirdoonka.

Geeska Afrika.Office Nairobi Kenya