Gudoomiye cusub oo loo magacaabay degmada Afgooye

Wasiirka Wasaaradda ariimaha Gudaha KGS ayaa Gudoomiyaha Degmada Afgooye u magacaabay Mudane Cabdulaahi Maxamed Cusmaan Hiraabe,iyadoo xilka laga qaaday Gudoomiyihii hore ee degmada Afgooye Abuukar Maxamed Muudey.