Gabdhaha da’da yar ee lagu dilayo London oo soo badanaya


Isniin: March 21, 2022


Gabadh da’yar oo toddobaadkan lagu diley guryo ay ardeydu degto oo ku yaalla bartamaha magaalada London ayey booliiska Britain ku magacaabeen Sabita Thanwani.

Gabadhan oo da’deedu ahayd 19 jir ayaa meydkeeda laga helay qolkii ay deganayd iyada oo ay ku yaalaan dhaawacyo kasoo gaaray qoorta dabayaaqadii toddobaadkan. Waa gabadhii saddexaad ee muddo kooban lagu khaarajiyey London.

Office Nairobi Kenya