Puntland oo shaacisay waqtiga la qaban doono kuraastii ugu dambeysay ee golaha Shacabka

Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Gobaleed SEIT Puntland oo shaaciyey Jadwalka Doorashada lixda kursi ee ugu dambeesay kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Puntland.

Kuraastaan ayaa lagu wadaa in ay dhacdo doorashadooda 18 March.