Ciidamada dalka Ruushka oo guulo ka gaaray meelaha qaar dagaalka ay kula jiraan ciidamada Ukriane.


Axad March 13, 2022

Ciidamada dalka Ruushka ayaa guulo ka gaaray meelaha qaar dagaalka ay kula jiraan ciidamada Ukriane.

Magaalada Meripol oo ciidamada Ruushka gacanta ku dhigeen ayaa la sheegay in ay duq cusub u sameeyeen si uu u maamulo.

Dhanka kale dowladda Ukraine ayaa markii ugu horeysay shaacisay tirada cidamada kaga dhintay dagaalka.

Office Nairobi Kenya