Madaxweynaha Guddiga Yurub “ Putin wuxuu Yurub dib ugu celiyay dagaal


khamiis: February 24, 2022

Madaxweynaha Guddiga Yurub Ursula von der Leyen, oo ka hadleysay Brussels, ayaa ku cambaareysay Vladimir Putin “inuu Yurub dib ugu celiyo dagaal”.

Waxay ku dhawaaqday cunaqabateyno dhowr ah oo “ballaaran” oo la soo rogi doono si loo wiiqo dhaqaalaha Ruushka.

Xaalad adag ayaa ka dhex taagan baarlamaanka Ukraine, iyadoo dad badan oo hubeysan ay gydaha ku jiraan, weriye Ukraine u dhashay oo dhismaha ku sugan ayaa sidaas u sheegay BBC.

Office Nairobi Kenya