Sawiro:=Shir Xasaasi Oo Maanta Laga Daah Furay Baydhabo

Mogadisho | QOL | April 14, 2020 –Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa daahfurey mashruuca Biyooley oo ay ka faa’ideysan doonaan 39,000 (Sodon iyo sagaal kun) qof oo kunool deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Shirkan Uu Daah Furay Ayaa Waxaa Goobjoog Ka Ahaa Gidoomiyaha Golah Shacabaka Ee Dhawaan Ladoortay Am-Cali Saciid Fiqi Iyo Qaar Kamid ah Golaha Wasiirada Dowlad Gobaleedka Koon Furgalbeed Waan .

Mashruucan Ayaa Lagilayaa In Uu Waxabadan Taro Shacabka Kunool Deeganada Iyo Dagamooyinka Goon Furgalbeed  Waana Mashruucii Ugu Horreyey Oo Ay Sodonkun Oo Qof Kabadan Ay Kafaa Ideysanayaa Oo Laga Daah Furo Koonfur Galbeed Tani Iyo Intii Ladoortay MD Lafata Gareen

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *