SAWIRO: Madaxweyne Qoor Qoor oo kulan la qaatay Saraakiisha Amniga

Mogadisho | QOL | April 9, 2020 –Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa Maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlay dardar-gelinta iyo kamira dhalinta qorshaha sugidda amniga deegaanada Galmudug.

 

Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay taliyeyaasha  Amniga degaanada maamulka Galmudug, ee Booliska nabad suggida iyo Milatariga.

 

 

 

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa ka dalbaday Saraakiisha Amniga dardargalinta howlaha xaqiijinta Ammaanka degaanada Galmudug.

 

Waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in ay laba jibaaraan howlgallada Ammaanka lagu xaqiijinaayo ee dhanka ah Al-Shabaab.

 

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *