Duqa Muqdisho”Qofkii Xamar lagu dhibo anigaa mas’uuliyadeeda qaadaya”

Mogadisho  –-2020—Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa sheegay in Muqdisho ay tahay Caasimadda Soomaaliya,isla markaana aysan jirin cid gaar ah oo leh.

 

Waxaa uu sheegay in inta uu yahay Duqa Magaalada Muqdisho cid alaala cidii lagu dhibo ama la dhao wax uu dhibsado in mas’uuliyadeeda uu isaga qaadayo.

 

Hadalkaan ayaa duqa Muqdisho waxaa uu ka sheegay munaasabad sagootin ah oo Xarunta Gobolka loogu sameeyey Isimada Soomaaliyeed ee ka socday dowlada goboleedka Puntland iyo dowlad deegaanka Soomaalida.

 

https://www.facebook.com/RadioRisaala/videos/494245184617426/?v=494245184617426

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *