Axmed Baasto oo kasoo horjeestay doorashadii Dhuusamareeb

Mogadisho  –-2020—Axmed Maxamuud Baasto oo mar Xildhibaano ku shirey Cadaado ay u doorteen madaxweynaha Galmudug ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aadan doorashadii shalay ka dhacdey Dhuusamareeb ee lagu doortey Axmed Cabdi Kaariye.

 

Wareysi uu siiyey Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu kaga hadlay khilaafka ka dhashay doorashadaas iyo sida uu ku Shaqeyn karo Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *