Wejiga koowaad ee gurmadka Baladweyne oo lasoo geba-gabeeyay

Muqdisho | QOL | November 17, 2019–Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in lasoo gabagabeeyay wejiga koowaad ee gurmadka waxyeelladii ka dhalatay fatahaadda Webiga Shabeelle ee mara Baladweyne.

War bixin ay soo saartay Wasaaradda gargaarka Soomaaliya ayaa lagu soo bandhigay xogta gurmadka fatahaadda Webiga Shabeelle ee mara Magaalada Baladweyne intii u dhexeysay 28-kii Oktoobar illaa 15 Novembar ee Sanadkan 2019-ka.

 

Halkan-Ka-Akhriso-WARBIXINTA

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho 

_____________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *