SAWIRO:-Guddoomiyaha Aqalka Sare oo dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho | QOL | Ogoosto 27, 2019 –Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay,kadib safar uu dhawaan ku tegay dalka Jabuuti.

 

Garoonka Diyaaradaha ee Magalada Muqdisho waxaa guddoomiyaha kusoo dhaweeyay  Senarada Aqalka Sare iyo masuuliyin kale oo ka tirsan dowladda Federaalka soomaaliya.

 

Guddoomiyaha ayaa waxaa uu  faahfaahin ka bixyey kulamo uu la qaatay Guddomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Jabuuti iyo madaxwaynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *