SAWIRO:-Guddiga KMG diyaarinta Sharciga doorashooyinka oo kulamo ka wada Muqdisho

Muqdisho | QOL | August 26, 2019 —Guddiga KMG ee soo diyaarinta Sharciga doorashooyinka Qaranka ayaa maanta Xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa kulan kula yeeshay haweenka labada Aqal ee BJFS.

 

Xildhibaanada Haweenka ah ee labada aqal Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa guddiga u gudbiyey talooyinkooda ku aaddan Sharciga doorashooyinka Qaranka.

 

 

Kulankan oo ay ka qeyb-galayn dhamaan Xubnaha Guddiga ayaa waxaa shir-Guddoominayey Guddoomiyaha Guddiga Xil. Cabdullahi Abuukar Xaaji(Eng. Carab).

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *