Sawiro:-Shirweynihii 1-aad Ee Ururka Dhalinyarada Koonfurgalbeed Ee G/Banadir Oo Muqdisho Ka Qabsoomay

Muqdisho | QOL July 20, 2019 —Shirweynahaan Oo Ahaa Mid Ay Madal Joog U ahaayeen Dhamaan Dhalinyarada Koonfurgalbeed Ee Kunool G/Banadir Aqoonyahanada iyo Bulshada Qaybaheed Kaladuwan Kuwaasi Oo Kasoojeeda Deeganada Koonfurgalbeed Soomalia.Ujeedaa shireman Ayaa Ahaa Kawarbixinta Waxyaabihii Usooqabsoomay Hogaankii KMG ahaa Iyo Cod Uqaadida Mudo Kordhin Loosameeyo Gudoonka Ururka.

 

Dhamaan Dhalinyarada Koonfurgalbeed Ayaa Qiray In Gudonka Ururka Ay Kasoobexeen Mudadii Ay dornaayeen Howlihii Loo-igmaday Waxayna Siwadajir ah U Ogalaadeen In Uu Sii Hogaamiyo Ururka Gudoomiye Mahamed Ahmed Koofi 3-Bilood Ee Soosocta.

 

Tan Iyo Intii La-aas assay ururkan ayaa Waxayaabihii Uguweynaa Ee Uu kuguulaystay waxaa Kamid ahaa Iskuxirka Dhaliyarada Kunool G-Banadir Raadinta Xuquuqda Ugu Maqan Dhalinyarada G-Banadir Oo Ay Deegaansanayaan Iyo Isku Xirka Siyaasiinta Iyo dhalinyarada

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *