DEG DEG:- Qarax Goordhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Muqdisho | QOL | Maarso  28, 2019 –ugta qaraxaan ayaa laga maqlay qeybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho waxaana uu ka dhacay wadada Maka-almukarama oo ah waddo halboowla ah.

Qaraxaan ayaa la sheega in uu ka dhacay meel ku dhow hoteelka Weheliye waxaana la sheegay in uu ahaa qarax gaari.

AKHRISO

Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho.

lasoco faahfaahina ku soo kordha.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *