Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay Guddiga Madaxbanaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka

Muqdisho | QOL | 24 Maarso, 2019 –Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay guddiga madaxa banaan Xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland, kuwaas oo ka kooban 7 Xubnood.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa lagu sheegay in Guddiga la Magacaabay markii la arkay baahida loo qabo guddi madax banaan oo maareeya xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland.

Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa isu diyaarinaya doorashada Madaxweynaha balse lama sheegin xilliga ay dhacayso doorashada.

 

Hoos Ka Akhriso Magacyada Guddiiga uu Magacaabay Madaxweynaha Jubbaland.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *