Akhriso:-Machadka Heritage oo qiimeyn ku sameeyay labada sano ee dowladda Madaxweyne Farmaajo

Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage ayaa soo saaray warbixin qiimeyn ah oo looga hadlay wixii u qabsoomay iyo wixii ka qaldamay dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo.

Warbixintan ayaa lagu eegay guud ahaan labada sano ee uu talada hayay Madaxweyne Farmaajo, iyadoo lagu jaangooyay wixii dowladdu balan-qaaday inay qabaneyso iyo waxa illaa hada ka hirgalay.

Madaxweyne Farmaajo ayaa la doortay 8 February sanadkii 2017, xilligaasoo uu dalka uu ka dhacay is bedel weyn, waxaa uu doorashadiisa sameeyay balan-qaadyo fara badan oo illaa iyo hadda aanay waxba ka hirgalin.

Halkan hoose ka akhriso warbixinta:-

Qiimaynta macahadka

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *