Ra’iisul wasaaraha XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dawladda Ingiriiska usoo magacowday Soomaaliya.

Muqdisho | QOL | Maarso 6, 2019 – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha cusub ee dowladda Ingiriiska ay u soo magacowday Soomaaliya Danjire Ben Fender.

Mudane Xasan Cali Khayre iyo danjiraha cusub ee dowladda Ingiriiska u soo magacowday Soomaaliya Ben Fender ayaa ka wada hadlay xoojinta xariirka iyo iskaashiga labada Dal.

Danjiraha cusub ee dowladda Ingiriiska u soo magacowday Soomaaliya Ben Fender ayaa badalay Danjire Danjire David Concar, kaasi oo Muddo Xileedkiisa uu dhammaaday.

 

.

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *