Guddiga doorashooyinka qaranka oo xilka ka qaaday ku-xigeenka guddoomiyaha

Muqdisho | QOL | January 11, 2019 – Guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey inay maanta xilka ka qaadeen guddoomiye ku-xigeenka guddiga Sayid Cali Sheekh.

Qoraal kasoo xafiiska guddiga waxaa uu u qornaa:-

.

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *