Qiimaha Shidaalka Oo Kor U Kacay Kismaayo Iyo Gaadiidleyda Oo Ka Banaanbaxay

Muqdisho | QOL | Diseembar 28, 2018 –Gadiidleyda Magaaladda kismaayo ayaa ka cabanaya sare u kac ku yimid qiimaha la-iibiyo Shidaalka oo sameyn ku yeeshey howshii isku socodka gaadiidka gudaha magaaladda.

Qaar ka mid ah Darawalada Gaadiidka ayaa waxa ay sheegeen in qiimaha Shidaalka uu kor u kacay gudaha Kismaayo taasna ay keentay in gaadiidleyda dhigaan banaanbax cabasho ah.

Gaadiidleyda ayaa ka codsaday Dowlad Goboleedka Juballand inay wax qabo arrintan laxiriirta qiimaha Shidaalka.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *