Wasaaradda amniga oo Roobow ka hor istaagtay doorashada Koonfur Galbeed

Muqdisho | QOL | October 05, 2018 – Shalay gelinkii hore ayaa Wadaadka Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur waxa uu gaaray Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay,waxaana halkaasi uu kaga dhawaaqay inuu yahay musharax Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay Muqtaar Roobow ka joojisay inuu u tartamo xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed,waxana ay sheegtay inay jiraan dhowr Sharuudood oo u diideyso inauu tartamo.

Hoos Ka Akhriso War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya.

pppp

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *