Madaxweynaha Hirshabeelle oo heshiis la gaaray dowladda dhexe

Muqdisho | QOL | September 19, 2018 – Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in la xaliyay khilaafkii u dhaxeeyay maamulkiisa iyo dowladda dhexe ka dib shir jaraa ‘id uu hada ku qabtay Muqdisho.

Waxa uu sheegay in dowladda Federaalka kala hadlay in tabashooyinka ay qabaan dowlad goboleedyada laga qanciyo,isla markaana isaga dhankiisa uu dowladda kala heshiiyey khilaafkii kala dhaxeeyey.

waare-war-saxaafadeed

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *