Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Oo Maanta Gaaray Caabudwaaq

Cabud-waaq, Ogoosto 28, 2018 –Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabay ayaa  goordhow gaaray Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Wafdiga Madaxweyne ku xigeenka oo ka Ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa lagu soo dhaweeyay Caabudwaaq.

Waxaa wali taagan Khilaafka  Madaxda Sare  ee maamulka Galmudug.

Isniintii ayay aheyd Markii Madaxweynaha Galmudug uu dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

10 11 12

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |Cabud-waaq

———————————————————————-

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *