Wakiilka Saxfiiyinta HRJ Ee Gobalka Hiiraan oo Lamagacaabay

Bashir Cabdullaahi Cusmaan
Bashir Cabdullaahi Cusmaan

Muqdisho | QOL | August 14, 2018 – Ururka Saxafiyiinta Xuquuqda Aadanaha (HRJ) Magacaabay Wakiilka Uqaabilsanaan Doonaa Gobalka Hiiraaan Bashir Cabdullaahi Cusmaan .

Magacaabistaan ayaa waxaa ay imaaneysaa iyadoo wariyasha ka howlgala gobolka hiiraan ay la kulmaan tacadiyo ay ka mid yihiin in Xarig –Jirdiu–Iyo Dilal Sibareer ah Loog Geesto

Iyadoo Taasi ay Ka Duulayaan Urukaasi Ayaa Wax ay Sheegen In ay Ku Daali Doonaaan Yareenta Dhibaatooyinkaasi

Magacaabistani Loomagacaabay Bashiir Cabdulaahi Cismaan ayaa Imanaysa Iyadoo Ay Isa Sootarayeen Mudooyinkaan Danbe Dadaala Loogu Jiro Sidii Loo Yareen Lahaa Dhibaatooyinka Loogaysto Wariyaasha Soomaaliyeed.

HRJ-hiiraan

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *