Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Beledweyne

Muqdisho | QOL | April 30, 2018 – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhow gaaray Magaalada Beledweyne xarunta gobolka Hiiraan.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Beledweyne ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.

Madaxweynaha ayaa booqon doona goobihii uu saameeyay Wabiga Shabeelle .

Magaalada Beledweyne ayaa waxaa ka taagan Xaalad Adag, waxaana barakacay dhammaan dadkii ku sugnaa Magaalada Baledweyne.

farmaajo-beledweyne-2 farmaajo-beledweyne-1

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *