VIDEO: RW Xasan Cali Khayre oo ka hadlay World Economic Forum in DAVOS

Muqdisho | QOL | January 25, 2018 – Ra’isul Wasaaraha Dowlada Federaalka Mudane Xasan Cali Khayre oo ka warbixiyay xaalada Soomaaliya kulan looga hadlayay dhibaatooyinka hortaagan Geeska Africa ee laxiriira nadabba iyo horumarka.

Ra’isul Wasaare Khayre ayaa indhaha caalamka markale u iftiimiyay in Soomaaliya maanta ay u soo jeesatay horumarkeeda iyadoo isticmaali doonta khayraadka dibiiciga ah iyo shacabkeeda oo 70% ay yihiin dhaliyaro diyaarna u ah wax ka bedelka dalkooda.

 

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *