Xildhibaan Mahad Cibaar oo sheegay in Shirka ka socda Jabuuti uu yahay Siminaar !

Muqdisho | QOL | 27 November 2017 | Xildhibaan Mahad Aheekh Cali Cibaar oo ka mid ah Xildhibaannada Galmudug oo ku tilmaamay shirka lagu sheegay in Xaaf & Shaakir lagu heshiisiinaayo uu yahay Siminaar laakiin aanan loogu yeeri karin Shir heshiisiin maadama aysan ka qaybgeleynin dadkii Maamulka Galmudug ku kala qaybsanaa Dowladii Soomaaliyeedna aysan ku jirin cid ku matasha wadahaladaas !

https://www.youtube.com/watch?v=wqgMu_xqeh4&t=9s

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *