Sawiro:-Sidee Looga Ciidey Magalada Baydhabo

Baydhabo   | QOL | September  2, 2017 –Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa ka mid ah meelaha sid weyn Maanta looga Ciidayo,iyada oo masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ay Bulsahda Salaada Ciida kula dukadeen Garoonka Kubbada Cagta Ayuub ee Magaalada Baydhabo.

Masuuliyiintii ka qeybgashay waxaa ka mid ahaa madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan,isaga oo fariin dardaaran ah u jeediyay Bulshada Magaalada Baydhabo.

b1 b3 b4

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Baydhabo 

____________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *