Madaxweyne Gaas oo wakiilka u Magacaabay dalka Finland

Muqdisho | QOL | Ogosto 14, 2017 – Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto ku magacaabay wakiilka maamulkaasi ee dalka Finland.

Cabdifitaax Cabdullaahi Jaamac (Janagale) ayaa loo magacaabay xilkaan, waxaana Gaas uu u rajeeyay shaqsigan inuu si hufan u guto waajibaadka la saaray.

Wakiilkan waxay shaqadiisa noqon doontaa inuu isku xiro dadka deegaan ahaan kasoo jeeda Puntland, sidoo kalena wuxuu Puntland u qaban doonaa shaqo walbo oo dhanka Finland kaga xiran.

xxxxxddddddaaaaaa

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *