Hanti Dhowraha Dalka Oo Lamagacabay

Muqdisho | QOL | 03 August 2017 – Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa  ku yeeshay Golaha Wasiirada Dowladda Federaalka Soomaaliya kaas oo ay uga hadlayeen Arrimo Muhiim ah.

Kulanka Golaha wasiirada ayaa inti uu socday waxaa lagu magacaabay Hanti dhowraha Guud ee Qaranka kaas oo loo magacaabay Maxamed Cli Afgooye,sida uu sheegay Wasiirka Warfaafinta Soomaliya.

Hanti dhowraha cusub ayaa bedeli doona Hanti dhowrihii hore ee xilka laga qaaday Dr Nuur Faarax Jimcale

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *