Dhagayso:-Wasarada Duulista Hawada Oo Soo Saaray Awaamiir Horleh

Muqdisho | QOL | July 31, 2017–Agaasiamah Wasarada Dulista Hawada Dowlada soomaaliya Axmed Macalin Oo Warabaahinta kulahaday gudah magalada muqdisho ayaa waxa uu ugu baaqay shirkadaha waawey ee dalka in ay ku xiraan anteenooyinkooda leerka lagumagacaba haza lights  kaasi oo uu  sheegay in uu yahay mid muhiim u ah Shaqada Diyaarada Xiliyada Habeenkii ah agaasimaha ayaa intaa Raacsaday in Diyaarada Farabadan Ay Baqdin Ka Qabaan In Ay Ku Dhacaan Anteenooyinkaasi

Sidookale Agaasimaha wasaarad duulista hawada soomaaliya axamad macalin ayaa sheegay in ay waajib ku noqonayso Shirkada Xaruma hooda kuyaala Dagmooyinka

waabari ,xamarweyne ,xamar jajab,waratanabada wadajir holwadaag,hodon iyo shangaaniba

Hadlakn Ay soo Saartay Wasaarada Duulista Hawada Soomaaliya ayaa waxa uu ku soo beegmayaa iyadoo Dhawaan La shaaciyey In Uu Garoonka Diyaaradaha Uu Shaqaynayo Xiliyada Habeenkiyah

Halka Hoose Ka Dhagayso 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *