Shirkada Turkish Airline Oo Arin Shacabka Soomaaliyeed Ka Cadhoodeen Samaysay

Muqdisho  | QOL | 22 July 2017— SharikadaTurkish Airline, ayaa soo saryay amar cusub oo an u wanaagsanayn Soomaalida dayaradooda raacda isla markasna haysta Bassbor ajnabi ah. Arrintaas haddii ay dhab noqoto, waa in Dowlada Soomaaliya ay ka soo saartaa.

Waa dulmi iyo xad-gudub lagu sameeynayo bulshada gaar ahaan kuwa haysta dhalasha shisheeye, taas oo ah wax an la qaada karin.

Hoos ka daawo warkaas oo tifaf-tiran.

https://youtu.be/j5YB0euRXEw

Source: Universalsomalitv

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *