Dhagayso :-Barlamaanka Koonfurgalbeed Ee Soomaaliya Oo Soo gaba Gabeeyey Su’aal weydiintii Wasiirka Qorsheenta Maamulkaasi

Baydhabo   | QOL | 19  Luulyo 2017 – Barlamaanka Maamulka Koonfurgalbeed soomaliya ayaa manat su’aala waydiinayey wasiirka wasarad qorsheenta iyo iskaashiga xiriirka aalamiga ah ee maamulkaasi iyadoona wax yaba farabadan laga waydiinayey

waxyaabihii u qabsoomay mudadii uu hayey xilka waxaan qaranimo .com u xaqiijiyey in kulanka uu soo gabab gaboobay

xildhibaan cismaan isgoow oo kamidah xildhibaanada maamulka koonfurgalbeed waxaan uu sheegay in su’aala waydiintan ay sii socondoonto inta uu furan yahay kalafadhigan

Todobaadki tagay ayaa su ‘aalo ceenkan oo kala ah waxaa ay waydiiyeen wasiirka wasrada maliyada maamulkaasi

halkan ka dhagayso

 Xafiiska Wararka Qaranimo Online |Baydhbo
_____________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *