Wariye Boqorka Bartamaha Oo Ka Mid Ah Maxaabiisya RW Kheyre Xabsiga Ka Soosaray

Muqdisho | QOL | 5 July 2017 —Xafiiska Ra’isla Wasaare Kheyre ayaa u xaqiijiyey Qaranimo.com  in Wariye Maxamed Aweys Muudeey “Boqorka Bartamaha ” oo mudo 4 sano ah ku xirna Itoobiya oo ka mid ah maxaabiis uu Ra’isal wasaarada uso wado dalka

Boga Kheyre ayaa lagu qoray in maxaabistan dawladda lagu so wareejiyey

“Waxaan  ku guuleysanay in ay Itoobiya nagu warejiso 120 Maxabiis Soomaali ah iyadoo fulinaysa heshiiskii aan wada galnay Safar-keygii hore waxaan Dowladda Itobiya kula heshiinay in ay nagu soo wareejiso Maxabiista Somaliyeed ee ku xiran “ayu yiri Ra’isal Kheyre

Shirka oo sannadkan diiradda lagu saarayay dhallinyarada Afrika ayaa noqon doona mid manfac weyn uleh dhallinyarada Afrika oo dhallinyarada Soomaaliyeedna qeyb ka yihiin.

 

 

W/Q:-Bashiir Barre Ali 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Toronto

________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *