Howlgalo xoogan Oo Iminka Ka Soconaya Qoryoolay

Muqdisho  | QOL | July  03, 2017—Wararka inga soogarayo dagamada Qoryoolay ee Gobalka Shabelada Hoose ayaa sheegay in halkaasi ay ka soconayaan howlgalo xoogan oo lagu xaqiijinayo amaanka guud ee dagmadaasi

Dadka deegaan ayaa qaranimo u xaqiijiyey In saakay aroortii hore ay bilaabdeen howlgaladaasi ayna yiihiin kuwa lagu baarayo gawaarida soogasha dagmada qoryoolay ee goblka shabelada hoose

Saraakiisha amaanka dagamada qoryoolay ayaa iyana sheegeen in howlgaladaan ay siisocon doonaan ayna kaga goleeyihiin ogaashaha Gawarida xamuulka ah ee soo gasha dagmada

Howlgaladan iminka ka soconaya dagmada qoryoolay ayaa imnaya iyadoo maamulka dagamada uu sheegay  in ay bilaabeen howlagalo kadhan ah al shabaab

 

 

W/Q:-Bashiir barre ali 

Xafiiska Wararka   |Qaranimo Online |Muqdisho

_____________________________________________

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *