Maalintii Todobaad Oo Uu Internedka Dalka Kamaqanyahay

 

Muqdisho  | QOL | July  01, 2017—Magalada Muqdisho iyo gobalada qaar ee dalkana ayaa siweyn looga dareemay Maqnaasha internedka iyada oo uu samayn lixaad leh ku yeelatay warbaahinta dalka iyo gancsatada iyadoona wasarada boostada iyo isgaarsiinta ayaa sheegtay in internedka dalka uu gooyey markab ayna ku howlan yihiin xiristiis

Waa markii ugu horeysay Oo lawayaa internedka Qayba Kamidah dalka

 

W/Q:-Bashiir Barre Ali

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *