wasiirka arimah Gudaha soomaliya la kulmay Waxgaradka Galmudug

Muqdisho  | QOL | June  22, 2017Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa halkaasi kulan kula qaatay Waxgaradka gobolka Mudug ee maamulka Galmudug.

Sida waxgaradka ay Risaala u xaqiijiyeen wasiirka ayaa waxgaradka kala hadlay nabadeynta Magaalada Gaalkacyo iyo sidoo kale sidii looga hortagi lahaa in markale Gaalkacyo uu dagaal ka dhaco.

Waxgaradka ayuu sidoo kale uu ka codsaday Wasiir juxa in ay ka shaqeeyaan hirgalin Heshiiskii ay wada gaareen maamulada Puntland iyo Galmudug.

Sidoo kale waxa uu Gaalkacyo uu kula kulmay Wasiirro ka tirsan maamulada Puntland iyo Galmudug.

003 0004 00005

 

 

 

 

 

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________ 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *